Kulan deg deg ah oo caawa ka socda xarunta Maamulka gobolka Banaadir

Xarunta dowlada hoose ee Muqdisho ayaa waxaa caawa ka socday kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir. Waxaa kulankan ka qeyb galaya sida warar ku dhow dhow sheegayaan gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed,  ku-xigeenadiisa, guddoomiyeyaasha 17ka degmo ee gobolka Banaadir, iyo masuuliyiinta waaxyabaha dowlada hoose. Kulankan … Continue reading Kulan deg deg ah oo caawa ka socda xarunta Maamulka gobolka Banaadir